Kooxda Macawiisley oo shaacisay in hub iyo gaadiid dagaal saakay ka qabsadeen Al Shabaab

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Ceel Cali ayaa sheegaya in saakay aroor hore halkaas uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay kooxda Macawiisley iyo Al Shabaab. Kooxda Macawiisley ayaa la sheegay in saakay aroortii weerar gaadmo ah ku qaadeen deegaanka Ceel Cali ay maamulaan Al Shabaab, waxaana halkaasi ka … Continue reading Kooxda Macawiisley oo shaacisay in hub iyo gaadiid dagaal saakay ka qabsadeen Al Shabaab